Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

MAXAY TAHAY SABABTA UU MUSHARAX FAROOLE U TANAASULAY? Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS lisa markaasna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Faroole oo ay wajigiisa ka muuqatay sida uu uga …

21st September 2024  admin  

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaq aad u weeyn taas oo musharixiinta madaxweeynaha ay ku doonayaan sidii ay u soo jiidan lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka. Hoteelada magaalada ayaa ah meelaha ugu badan ee dhaqdhaqaaqa uu ka socdo, waxaana jira musharixiin iyagu …

21st September 2024  admin  

Murashax Cumar Cabdirashiid oo Hadda kula kulmay Gurigiisa, Murashax Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Raisal-Wasaare Saacid Shirdoon, Madaxweyne Abdiwali Gaas, Professor Senator Abdirisaaq Juurile, Janaraal Axmed Taajir. Waxa Magaalada Muqdisho Kulan Ku Yeeshay Madax Sarsare oo ay ka Mid ahaayeen Musharixiinta  …

21st September 2024  admin  

Daawo: Xasan Culusoow oo looga mudaharaaday magaalada Muqdisho https://youtu.be/vRcIQDkgyL0…