Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Daawo Cali khaliif oo laga sameeyey majaajilo ay umadda Soomaaliyeed hadda ku ogaadeen qofka uu yahay https://youtu.be/AHcrfEOd9Fs …

17th May 2025  admin  

Maxkamadda ciidamada Qalabka sia ee Puntland oo toogatay 7 qof oo ah Argagixiso Maxkamadda Ciidamada Puntland  ayaa dil ku fulisay Shan Dhalinyaro oo maxkamadu hore ugu heshay inay ka dambeeyeen dilal qorshaysan oo lagu khaarijiyay masuuliyiin ka tirsanaa dowladda Puntland …

17th May 2025  admin  

Saami qaybsiga Beesha Isaaq ay samayn doonaan, haddii ay Somali inteeda kale ka go’aan. …

17th May 2025  admin  

Waxaa calanka Soomaaliyeed laga taagay baarlamaanka dalka Canada, waana sharaf aad u weeyn oo u soo hoyatay dhamaan ummada Soomaaliyeed ee aan ka aheen kuwa iyagu goonis u goosadka ay kaga dhagtay ee maamulka Hargeeysa. Allsanaag.com…