Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Cali Khaliif oo ka mid noqday mid ka mid ah Mowjadaha hirarka gaaban ee raadiyo Hargaysa ee beelaha Isaaq dhagaystaan Hoos ka daawo Madaxweynihii hore ee Khaatumo cali Khaliif oo ku hadlaya Afkii Faysal Cali Waraabe https://youtu.be/JOyFAntmSdo…

21st September 2024  admin  

Cali Maxamed Geedi waa siyaasiga qura oo Madaxweyne Farmaajo Garab u noqon kara, si loo helo Qaran Soomaaliyeed ee dhamaystiran. Ra’isawasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedo oo sabab u ahaa in burburkii dawladdi kacaanka ka dib ay dawlad Soomaaliyeed  …

21st September 2024  admin  

Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaBay,  ayaa sawirkii Shariif Sakiin ee surnaa jidadka magaaladaas  ku bedelay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo https://youtu.be/N_nN_avS60g…

21st September 2024  admin  

Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow, oo horay u calmaday in Farmaajo loo geeyo ayaa galabta loo geeyey Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda qaabilay Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow oo loo yaqaano Ar Farmaajo ii geeya oo horay u codsaday …