Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Bulshada Gobolka Sanaag  oo soo dhoweeyey dedaalka uu Madaxweyne Farmaajo ku doonayo in Soomaaliya laga qaado   Cunaqabataynta xoolaha.  …

22nd September 2024  admin  

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Farawayne,  oo ka hadlay Inqilaabkii dhicsoobey ee maanta Casaamiadda Puntland ee Garowe ay ka sameeyeen kooxda Aaran jaan ee uu hogaamiye Cabdiraxmaan Faroole. Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,  ayaa si ma’suuliyadeed, qaranimo iyo nidaam dawladeed ah uga hadlay …

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Miisaaniyadda Qaranka lagu dari doono ciidanka Asluubta (Sawiro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta xabsiga  dhexe iyo Taliska ciidanka Asluubta ee ku yaalla magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda …

22nd September 2024  admin  

Reer Barigii Boosaaso dhisay weli waa joogaan, waana guulaysan doonaan Daawo Qaar ka mid ah Bulshada Boosaaso oo nadaafad iskaa wax u qabso ah ka wada magaalada Boosaaso. Halka qaar ka mid ah bulshada Puntland ay ka shaqaynayaan amni xumo …