Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Magacyada iyo Halka ay Ka Soojeedaan Dhalintii Lagu Xansuuqay Yemen Oo Lahelay. Magacyada dadka ku dhintay duqeyntii Doonta waxaa ka mida: 1-Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho) 2-Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho) 3-Ayaan Maxamed oo …

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Kenyatta oo booqasho lama filaan ah ku tagay Dhoobley Madaxweynaha dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa booqasho kedis ah maanta ku tagay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.Madaxweyne Uhuru ayaa booqday saldhiga ciidanka KDF ee Dhoobley halkaas oo uu kormeer …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maanta Kulan Gaara Laqaatay Wasiirka Arimaha Dibada Ee Wadanka Ethiopia. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta, halkaas …

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Midowga Afrika Muuse Faki Madaxweynaha Dolwadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xafiiska Madaxtooyada  Soomaaliya  ku qaabilay Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika Muusa Faki Maxamed oo maanta booqasho ku yimid Muqdisho.…