Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Bulshada Caalamku waa in arintan aanu horomarka ka gaarnay nagu aqoonsadaan. Siyaasiyiinta maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee Somaliland, ayaa  warqadii ugu danbaysay ee Caalamka u diraan si loo aqoonsado , waxay ku lifaaqeen sawirka  kore. Iyaga oo Bulshada …

23rd September 2024  admin  

Hoos ka akhriso fariin ka timid madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas Bismillah Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland ee qiimaha badan ugu bishaaraynayaa in maanta inoo rumowday mid ka mid ah hiigsigeenii dhisida Kaabayaasha Dhaqaalaha. Dadaal dheer oo …

23rd September 2024  admin  

Mid kamid ah Xildhibaanda Galmudug  ayaa maanta lagu dhex feeray Xaruunta Barlamaanka Galmudug Xildhibaanka la feeray ayaa lagu magacaabaa xildhibaan Maxamed Xasan Geelle, kana soo jeeda beesha Saleemaan ee Habargidir, waxaana  la feedhay  markii uu Micrifoonka qabsaday oo ku dooday …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Daahfuray Furashada Ururrada Siyaasada Nidaamka Xisbiyada Badan Ee Dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 March 2017 si racsi ah u daahfuray furashada Ururrada siyaasada nidaamka xisbiyada badan ee Dawladda …