Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Culumadda  Hargaysa oo canbaaraysay   Dhalinyaradii dharka soo dhigtay oo isa soo qaawiyey oo sheeganayey  inay Dhar xayeesiinayaan . Iyaga oo dadka jecel aqoosiga Somaliland  u sheegayey in arintani o  ay sameenayaan ay tahay ilbaxnimo Somaliland u keeni doonta aqoonsi …

23rd September 2024  admin  

Qarankii Soomaliyeed  maanta waxa  afduub u haystay waa 61 Xildhibaan ee  ka soo jeeda Koongur glbeed,  ooah kuwo  codkoodu kala harin oo uu had iyo jeer codkoodu  wada maro meel lid ku ah horu socodka Qaranka Soomaaliyeed  iyo kaabo Qabiilada …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay wafdi uu horkacayo gudoomiyaha nabadgelyada iyo amaanka AU Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha …

23rd September 2024  admin  

Qaswadayaasha caan baxay ee ka howl gala gudaha Soomaaliya , oo qaarkood aan hal cod ka helin doorashaddii dhowaan ka dhacday dalka Soomaaliya markii lagu tartamayey xilka qofka noqonaya madaxweynaha Soomaaliya, ayaa markii lagu soo dari waayey golaha wasiirada cusub …