Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Qaramada midoobey maaha Qabiilo isu tegay ee Waa Qaranmo midoobey. Beeshii Isaaq Qabiil ayeey aqoonsi ku raadinayaan Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating oo dhawaan booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ayaa ka dhawaajiyay in …

24th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha oo soo saaray wareegto waqtiga shaqo-galka shaqaalaha dowladda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waqtiga shaqo galka ee shaqaalaha hey’adaga dowladda, iyadoo saacado dheeraad ah lagu kordhiyay waqtiga shaqo ee shaqaalaha. Wareegtadan …

24th September 2024  admin  

Gaas oo Puntland u horseeday marxalad cusub. By Shiine Culay Aniga iyo dhowr qof oo kale bartamihii bishii November, 2012, waxaanu ku booqanay hoteel uu ka deganaa Dubai Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) si aanu uga waraysano guud ahaan xaalada …

24th September 2024  admin  

Xil kasta oo la magcaabayo maxaa ka dhigay in loo magcaabo qof ka soo jeeda beesha Hawiye.Taas macnaheedu soo maaha “Muqdisho Unugaa leh” Xilalakii  ilaa shalay lagu magcaabay magac Soomaaliyeed, ayaa waxay ka soo wada jeedaan   Beesha Hawiye Axmed Maxamaed …