Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Warkii ay akhrinaysay ayeey ka dhex  aragtay Dhimashadii Ninkeeda Brave Supreet Kaur, OO 28 jir ah , ayaa warka madaxdiisa waxay ka akhrinaysay maalintii sabtida Telafishanka IBC24 channel ee Bariga dalka Hindiya Weriyihii u soo Waramayey ayaa ka waramay shil …

24th September 2024  admin  

Caydiid ayaa xilka u magcaabay 21 sano ka hor maanta ayaa laga qaaday Wuxuu ahaa agaasimaha ugu waqtiga dheer dawladda federaalka, maanta ayaana kama dambeys xilkii laga qaaday kadib waraaq kasoo baxday xafiiska wasiirka cusub ee warfaafinta.   Cabdirisaaq Cali …

24th September 2024  admin  

Xukumada Farmaajo ma albarakaat ka qaad oo albarakaat udhiib baa? Inta aanan ugadagelin nuxurka faalada bal marka hore aan idiin balbalaadhiyo ciwaanka qormadan iyo sababta aan usoo qaatay.Xiligii maxaakiimtu ay la wareegeen inta badan xaafadihii ay ka talinayeen hogaamiye kooxeedyadii …

24th September 2024  admin  

Beesha Agoonyar Gaabane ee Abgaal oo iyaguna  sheegtay in  Wasiir iyo Taliyaal Ciidan loo magcaabao sida beelaha kale Abgaal. Odayaasha Agoonyar ee Abgaal, waxay sheegeen in madaxweyne Farmaajo uu  lix bilood uu  kula noolaa  Villa Soomaaliya. Iyaga oo ka waada …