Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaarado Dhowr ah. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay dagan yihiin Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorshaynta. Mudane …

24th September 2024  admin  

Daawo sidii  madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyey dalka Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay, Dhaxalsugaha Abu Dhabi ahna Abaanduulaha ciidamada qalabka sida ee dalkaasi Sheikh Mohammed bin …

24th September 2024  admin  

Sidii loo yidhi  “Ciidamo Puntland ka yimid ayaa Muqdisho lagu tababarayaa Weeraradii Muqdisho ee saldhigyada Ciidamadu  waa bateen Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta barqadii ka dhacay Warshadii nacnaca oo ku taal degmada Wadajir, …

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo Oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in maanta la kulmo Madaxda ugu Sareeyso Wadanka Imaaraadka. Madaxweynaha ayaa la …