Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Daawo Jabhad Habarjeclo ah  oo reer Guuraa ka soo jeeda beesha Dhulbahante u khudbadeenaya. “Dhulbahantoow  caqli kuma kala joogtaan iyo xikmad aad idinku leedihiin ee waxa idin ku dhex jira oo idin kala ilaalinaya waa Isaaq. sidaa waxa yiri jabhad …

24th September 2024  admin  

Mahdi Bashiir iyo Axmed Figle ayaa inta la soo dilay la dhigay Xeebta Durduri ee gobolka Sanaag Labo nin oo mayd ah, oo magacyadooda la kala yiraahdo Mahdi Bashiir xirsi oo kasoo jeeda Gobolka Mudug iyo Axmed Figle oo kasoo …

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Xaalada Abaareed Ee Ka Jirta Guud Ahaan Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 April 2017 ka qaybgalay kulan lagaga hadlayey xaalada abaareed ee ka jirta …

24th September 2024  admin  

Xildhibaanaddii Koonfur Galbeed oo Moosin ka keenay Guddiga  abaaraha ee maamulkaas Xildhibanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed,  ayaa kalfadhigii ay sameeyeen  mooshin ka uga keenay Guddiga abaaraha ee maamulka Koonfur galbeed. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ee ka yimaada maamulka Koonfur galbeed ayaa horay …