Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Daawo Gacanka Maroodi yar oo Yaxaas qabsaday oo Gurmad ka helay Maroodiyaal kale https://youtu.be/s171h8Rxa6M…

24th September 2024  admin  

Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada   Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi …

24th September 2024  admin  

Labaatanka dal ee Aduunka ugu amniga Badan,  ayaa Ruwanda oo shalay inala mid ahayd  numberka Sagaalaad ka  soo +gashay . Warbixintan ay soo saartay World Economic Forum, ayaa waxay sheegaysaa in dalka Ruwaanka uu ka amni fiican yahay Portugaal iyo …

24th September 2024  admin  

Madaxda Soomaaliyeed oo  iyagu is casumaya iyo Caalamka oo caruurtii Soomaaliyeed u qaaraamaya. Maalintii Jimcaha ee bisha  afraad ahayd afar iyo tobanka ee sanadka 2017,  oo inta badan caalamka reer galbeedku aan   maalintaa   la shaqo tegin, oo shaqooyinku fasax ahaayeen …