Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Curadkii Islaanii aduunka ugu da’ada weynayd oo geeriyooday Harold Fairweather, oo 97 jir ah, ayaa geeriyooday dhowr cisho ka dib markii la shaaciyey in hooyadiis tahay qofka  Caalamka dadka ku nool ugu da’da weyn Harold Fairweather wuxuu  ku geeriyooday maalintii …

24th September 2024  admin  

Safiirkii hore ee Safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Wadanka Kenya oo xilka wareejiyay Dajnirihii hore ee safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Wadanka Kenya, haatanna ah Wasiirka Qosheynta, Maalgashigga iyo Horrumarinta dhaqaalaha  Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xilka safiirnimo si KMG ah …

24th September 2024  admin  

Madaxweeyne ku xiggeenka Puntland  Cameey ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Mareeykanka iyo Awstareelia. Ujeedada wafdigan ayaa ah sidii ay u booqan lahaayeen magaalada Buuhoodle oo  uu dhawaan ka dilaacay cudurka shuban biyoodka. https://youtu.be/06BHkELiYjs Allsanaag.com…

24th September 2024  admin  

Dood uu qabtabtay Telifishinka Soomaali Cable ayaa lagu lafa guray arrimo badan oo ku aadan marxalda uu waqtigan marayo dalka Soomaaliya. Hase ahaatee, doodu ma aheen mid ka qeeyb galayaasha si siman waqtiga loo siiyey, waxaad arkeeysaa in dadka qaarna …