Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Safar Shaqo oo Muhiima Ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya halkaas oo uu …

24th September 2024  admin  

Maleeshiyaadkii beesha Isaaq ayaa bilaabay dilkii ay balan qaadeen Sadex qof ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen tuulada Dharkayn-geenyo oo 75Km galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool,  kadib markii maleeshiyaadka Beelaha Isaaq ee SNM ay  soo …

24th September 2024  admin  

Sanduuqa Horumarinta ee Abu Dhabi ayaa ku dhawaaqay ineey ku tabarucayaan lacag dhan 330 miliyan oo  Dirham oo u dhiganta $89.9 milyan oo dollar. Lacagtan ayaa wax looga qaban doonaa mashariicda horumarineed ee laga hirgellinayo dalka Soomaaliya sida kaabayaasha dhaqaalaha …

24th September 2024  admin  

Daawo Faras iyo Yaxaas waxa ku kala qabsady  Florida, dalka Maraykanka …