Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

“Muqdisho Ciidamada jooga Ciidamo ahaan in  Soomaaliya loo dhiso oo mooshin laga keenay Daahir Amiin Jeesoow oo ay weheliyaan Xildhibaano ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa Mooshin ka keenay in la sameeyo  Ciidamo isku dhaf ah oo ka soo wada …

24th September 2024  admin  

Gacan yarayaashii xasan Culusoow oo lasoo baxay ‘carab dalab leh” Waxaa maalmihii lasoo dhaafay hadalo xanaf leh saxaafada siinayay qaar ka mid ah wasiiradii dhawaan xilka baneeyey ee dawladdii Xasan Culuoow Waxaa ugu dambeeyey wasiirkii amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo …

24th September 2024  admin  

Madaxweynihii Tarjumaanka Noqday Golayaasha maamulka Khaatumo ayaa laga waayay hal qof oo ku hadla luuqada Ingiriiska xili ay magaalada Buuhoodle uu ku sugnaa wafti heer caalami ah,  kuwaaS  oo ka socday haya’ddo gargaar ah  oo caawinayay dadka uu soo riday …

24th September 2024  admin  

Rob Dabaylo Wata oo kusoo Wajahan dhulka Puntland iyo Hay’aada Hadma oo Dignin soo saaraty Agaasimaha hay’ada ka hortaga masiibooyinka Puntland HADMA Cabdullaahi Axmed Ceyrow ayaa shacabka Puntland uga digay Robaab Ka hooran doona Dhulka ay kajirto Abaarta xoogan .Cayrow …