Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Shir ay isugu yimaadeen Isimada ,Cuqaasha iyo Nabadoonada Gobolka Bari ayaa waxa ay ku taageereen Nidaamka Doorashada Qof iyo Cod ee ka hanaqaaday Puntland ,iyagoona ku baaqay in magaalooyinka Garoowe ,Dangoronyo iyo Godobjiiraan si deg deg ah looga qabto Doorashada …

30th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada …

30th September 2024  admin  

Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa gaaray magalada Kismaayo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxwayne ku Xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayd Aadan ayaa Garoonka Diyaaradaha ee …

30th September 2024  admin  

Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa horey u soo qabtay xilal ciidan oo kala duwan, taasoo …