Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

  Warbaahinta Dhanaan Media waxay ahayd warbaahintii ugu horeysay ee shaacisay in madaxweyne Farmaajo booqan doono Ethiopia kahor inta uusaan u ambabixin shirka London.Halkan ka akhriso . Madaxweyne Farmaajo ayaa Arbacada berri ah booqasho ku tagi doona magaalada Addis …

25th September 2024  admin  

Allsanaag: Muqdisho ayaa noqotay meel dawladii la keenaba ay ku dhex dhimato, dawlad walbana waxaa ammaan darro kala hor yimaada beesha waqtigan deggan Muqdisho. Hadaba, dadka badankiisa ayaa is weydiinaya sida caasimad Soomaaliyeed ay Muqdisho ku sii ahaan karto, …

25th September 2024  admin  

 Radiyo Muqdisho maxaa lagu abaal mariyey. Ma amaantii Xasan Culusoow iyo xayeesiinta siyaasiyiinta Hawiye iyo Gaalkacayo oo dhan laga xukumo Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoonka Golaha Shacabka, Wasiirro, Xildhibaanno …

25th September 2024  admin  

Waxba kama jiraan warka ay baahiyeen Mooryaanta qarandiidka ah http://www.jowhar.com/2017/05/01/raiisul-wasaaraha-oo-la-wareegay-shaqadii-wasiirka-maaliyadda-warbixin/    …