Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Haddii  Gurigaaga aad leedahay  dad lagu dilo. Qofka ugu  horeeya ee  Booliisku su’aalaha  waydiinayaa ku saabsan dilka  waa ninka guriga  iska  leh   . Muqdisho 500,000 oo qof oo  Soomaaliyeed ayaa Isir nacayb iyo beesha ay ka soo jeedaan  loogu dilay. …

25th September 2024  admin  

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabbaas Siraaji oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho. Daawo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane …

25th September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ra’isawsaaraha Itoobiya Madaxweynaha dawladda  Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Haile Mariam Desaglen.Labada masuul ayaa ka wada hadlay …

25th September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaabinaya booqashadiisa Itoobiya Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaabinaya booqashadiisa dalka Ethiopia kadib markii maanta magaalada Muqdisho lagu dhex toogtay wasiirkii hawlaha guud ee dowlada Fadaraalka Cabaas Cabdullaahi Siraaje.Qoraalo uu madaxweynuhu soo …