Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyo warshadaha dowladda Puntland Maxamuud Caydiid ayaa kormeer ku tegay dekeda Boosaaso xili laga dhoofinaayo ku dhawaad 70.000 oo Ari ah.kuwaas oo ku wajahan dalalka Sacuudi carabiya. Cuman iyo Yemen. …

30th September 2024  admin  

Maleeshiyaadkii Beesha Ciise Maxamuud oo qabsaday Xaafado ka mid ah Caasimadda lagu muran san yahay ee Garowe Xiisad ayaa ka taagan magaalada Garoowe ee xarunta dawlad goboleedka Puntland, ka dib markii ciidamo ka amar qaata siyaasiyiinta mucaaradka oo ka soo …

30th September 2024  admin  

Kooxdii Reer GAROWE ee doonaysay inay Hogaanka Puntland ku helaan Hagbad ahan ayaa qoryihii loogu talo galay in Galgala iyo Laascaanood lagu xoreeyo, oo Faroole horay u Bililiqaysatay xilligii uu xukunka ka degay ayaa hadda hubkaas ku cabsi gelinaya Baarlamaanka …

30th September 2024  admin  

Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka XDS Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay, Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin …