Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Odayaasha Hawiye oo  48 saac  u qabtay  Safaaradaha ku sugan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho  inay dalka uga baxaan …

25th September 2024  admin  

Kooxdii Khaatumo oo Cali Khaliif hogaaminayey markii ay Hargaysa iska dhiibeen, waxa bilaabantay in Odayaashii Isaaq oo taariikh samaysanaya in  qaarkood  hadalo bahdilaad ah warbaahinta ka sheegaan, halka qaar kalena ay ku dhaaranayaan inay dhiig daadinayaan oo dhul hor leh …

25th September 2024  admin  

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed A Salaad (Oomaar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan xasaasi ah la qaatay madaxda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulista ee ICAO. Kulankaas oo ka dhacay xaruunta hay’adda ICAO ee Montreal ayeey …

25th September 2024  admin  

Dhalinyaradii Askarta u ahayd  Caydiid, markii danbena noqday maxaakiimta, Muqaawimada, isbahaysigii Asmara iyo Alshabaab  Xilligii Soomaaliya uu madaxweynaha ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf,  ayaa maantana markii Soomaaliya madaxweyne loo doortay  Farmaajo waxay bilaabeen  mucaarad qabyaaladaysan oo ay dadka ku kicinayaan. https://youtu.be/NMDtfg606a8…