
5th December 2023 admin Category :
Maxaa diidaya haddii beesha Isaaq yiraahdeen Soomaali inteeda kale ma doonayno in Reer Khaatumo Hargaysa ugu tagaan oo maamulkooda goosanaya kala mid noqdaan . Afhayeenkii Khaatumo ee Kaliijka Rashiid Diiriiye, ayaa lacagtii uu beesha Dhulbahante kaga urursaday Laascaanood ayaa lagu xoraynayaa caawa ku hurda HuleelMaansuur.