Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ”Weerarkii Garoowe waxaa soo abaabulay Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa in Sool la qabsado”.Guddoomiyaha ayaa dhanka kale tacsi u diray dadkii ku waxyeelobay …

30th September 2024  admin  

“Meydadka dad ayaa shabaagta iisoo gala anoo kalluun sugaya” Iyadoo tirada muhaajiriinta isku dayaya inay gaaraan Yurub ay sii kordheyso ayaa waxaa sii badana tirada dadka ku dhintay badda Mediterranean-ka. Mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa la halgamaya sidii ay u xakameyn …

30th September 2024  admin  

Hanti-dhowraha oo ka hadlay lacag maqan iyo baaritaano socda arbixin uu soo saarey Hanti-dhowraha Guud ee dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo gudbiyey in lacag ka badan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay khasanadda dowladda. Sidoo kale dowladda ayaa …

30th September 2024  admin  

Garoowe: June 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee …