Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, oo maalmahan  siyaasi kasta oo ka soo jeeda Maakhir  oo kala hadla xasuuqii ka dhacay Buuraha Calmadow ugu jawaabayey ” wax badan ma jiraane yaan arinta loo buun buunin. Taasina ay abuurtay shaki weyn, ayaa hadda …

27th September 2024  admin  

Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa isbedal dhinac amniga ah. Arrintan ayaa sabab u ah hub ka ururinta dhawaan laga billaabay magaalada iyo ka saaritaankii ciidanka militariga. Hase ahaatee, waxaa arrinta suggidda amniga ka soo hor jeeda dadka iyagu ku  shaqeesan …

27th September 2024  admin  

Proff.C/risaaq Jurille oo Dawlada Soomaaliya ugu Baaqay inay Mowqif Cad ka Qaadato Khilaafka ka dhex Aloosan Dalalka Khaliijka(Dhegayso). http://www.raadreeb.com/2017/06/12/proff-crisaaq-jurille-oo-dawlada-soomaaliya-ugu-baaqay-inay-mowqif-cad-ka-qaadato-khilaafka-ka-dhex-aloosan-dalalka-khaliijkadhegayso/…

27th September 2024  admin  

Cismaan Xasan Cali iyo Cabdiraxmaan Cabdulaahi,  waxay ka mid ahaayeen Askartii gobolka Sanaag,  Puntland ee  dhowaan Dadqalatooyinku ka yimid Koonfurta iyo gobolada waqooyi ee Soomaaliya ay ku dhaawaceen weerar gaadmo ah oo  ay ku soo qaadeen Saldhig ay ku lahaayeen …