Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Khaatumo oo go’aan kasoo saartay Cali Khaliif Galayr …

27th September 2024  admin  

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Askartii ku soo dhaawacantay Afurur , ee jiiftay  Cisbitaalka gaarka  loo leeyahay ee magaalada Carmo, galabta lagu wargeliyey inay ka baxaan cisbitaalka, ka dib markii uu  kharashkii lagu daweenayey uu ka dhamaaday. Cisbitaal gaar …

27th September 2024  admin  

Magalda Galkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa maanta waxaa kulan ku qaatey wasiiro ka kala socdey Puntland iyo Galmudug kulankaan oo ka dhacay hotel kuyaala xaafada wadajir ee koonfurta magalada Galkacyo oo ay ku kulmeen wasiirada labada dhinac maamulka  labada …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed CabdulahI Farmaajo ayaa diiday lacag gaareysa $80m taasoo ahayd in uu oggolaado in xiriirka uu u jaro wadanka  Qadar sida ay daabacday New Khalij iyadoo ka soo xigatay saxafi caan ah. Warbaahin badan ayaa qortay in uu …