Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

  Ciidamada ammaanka Muqdisho  ayaa goor dhow dad isugu jira ajaaniib iyo Soomaali ka soo bad baaday Maqaayad Posh Treats oo caawa fiidkii qarax xooggan uu ka dhacay agagaarkeeda. Wararka ayaa sheegaya in in dadka la soo bad baadiyay ay …

27th September 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, Guddoomiye Ku-Xigeenka, iyo Guddiga joogtada ee Baarlamaanka …

27th September 2024  admin  

20 ka mid ah  Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha kala duwan ee Jubbaland ayaa waxa uu tababar oga furmey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Waxaa Siminaarka furey wasiirka maaliyadda Jubbaland Cabdirishiid Jirre, waxaana soo agaasimey guddiga shaqaalaha rayidka ah ee …

27th September 2024  admin  

Madaxwyane ku xigeenka maamulka khaatumo Cabdale Cagalule ayaa ka hor yimid Wadahadalka Cali Khaliif  iyo SNM https://youtu.be/EHfQCAXZLK4…