Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Nimankii ku caan baxay bililiqada Koonfurta Soomaaliya oo dumarka tafahooda  baaran jiray, ayaa  hadda iyaga  kaalmo ka helaya maamulka Hargaysa ka jira, waxay bilaabeen  inay reer guuraagii Buurha  Calmadow   ka biliqaystaan raashinka ay haystaan ama midkii  safarka ahaa  oo u …

27th September 2024  admin  

Guddiga Tiro koobka shaqaalaha rayidk ah ee dawladda Puntland gaarey gobollada Sanaag iyo Highland Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland oo kujira olole ballaaran oo lagu tiro koobeyo shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey magaalooyinka Badhan…

27th September 2024  admin  

Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle oo dhowaan uu Madaxweynaha Dawladda Puntland u magcaabay xilkaasi. Munaasimada Dhaarinta Wasiiru Dawlaha oo ka dhacday qasriga Madaxtooyada Garoowe ayaa …

27th September 2024  admin  

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay gobolka Hiiraan. Wixii ugaaska uu arrintaas ka yiri fadalan hoos ka daawo. https://youtu.be/cWa0CubWJZg…