Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

  Ninaka maqaamka Muqdisho ka hadlaya, maaha Muduloodkii Muqdisho degi jiray ee waa Mooryaan dano gaar ah leh oo dawlad diid ah “Waxaan booqday magaalada Madrid oo ah Caasimada Spain, waana Dowlad Goboleed la yiraahdo Madrid oo leh Madaxweyne iyo …

27th September 2024  admin  

Allah ha u naxariistee Maxamed Maxamud Xasan (Caaro Caaro), ayaa  ku geeriyooday dalka jarmalka. Allah ha u naxariistee,  Caaro caaro ayaa ka mid ahaa Ingineeraddii ugu caansanaa  diyaaraddii Somali Airline. Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Toronto ee dalka  Canada waxay …

27th September 2024  admin  

Todoba ka mid ah Dadqalatooyinku waxay ka soo jeedaan Koonfur galbeed.  Dawladda Puntland ayaa magaalada Boosaaso saxaafadda ugu soo bandhigtay Sideed nin oo horay uga tirsanaa Al-shabaab ,balse goor dambe ku biiray kooxda daacish ee ku dhuumaalaysta buuraha Calbari ,kuwaas …

27th September 2024  admin  

Nabad doonkii ugu caansanaa Qaaradda Waqooyi America  aya  la dili lahaa, Sheekh  Cabdiraxmaan Xaaji oo ah Imaam ka shaqeeya nabadda , ayaa sheegay in Mooryaan is urursatay oo aduunka daafihiisa kala jooga  ay isku dayeen inay dilaan https://youtu.be/INMsCKpIuME    …