Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Wasiirka arimaha gudaha oo goob joog ka ahaa heshiiskii Majeerteen iyo Habargidir …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magaalada Kampala kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Uganda. Kulankan ballaaran waxaa looga gol’lahaa in Jaaliyadda Soomaaliyeed ay la wadaagaan xogaha ay hayaan, fursadaha ay haystaan iyo caqabadaha …

27th September 2024  admin  

  Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa kulankii lix iyo labaatanaad oo ah wareegga afar dhamaadka …