Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Daawo maamulka Hargaysa  inta  xil ay ka hayaan beesha Habar jeclo oo Siilaanyo ka  soo jeedo. Ka bilow daqiiqadda 6:10 https://youtu.be/ut3lzsj_S-Y…

27th September 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid (Juxaa) oo maanta gaaray Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa waxa uu Guryahooda ku booqday Isimada kala ah: Islaan ciise Islaan Maxamed Suldaan Siciid Maxamed Garaase  Garaad Saleebaan …

27th September 2024  admin  

Degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland, Puntland ,  ayaa tartan Cilmiyeedka ay qabtaan Bahda   SNTV, oo ku caan baxday qabyaalad ,  oo aan looga baran dhex dhexaadnimo  iyo Soomaalinimo  waxay ka galeen kaalinta labaad degmooyinka Soomaaliya. Degnada Dhahar, ayaa waxa …

27th September 2024  admin  

Nimanka Gaalkacayo jooga oo lacagta   baadda ah  lagu siinayo inay reer Puntland ay  nabad geliyaan , oo madaafiicda Baraxleey laga soo tuurayo ka yareeyaan,   waxa Soomaalinimo iyo Puntlandnimo uga dhow nimanka wadani sheeganaya ee Ceerigaabo jooga. Maanta  haddii nimakaas Soomaalinimada …