Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

DF Soomaaliya oo suuqyo cusub caalamka uga raadineysa xoolaha dalkeenna Wasiirka xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa ee XFS Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa ka hadlay qorshaha ay wasaaraddu hiigsaneyso ee dhoofka xoolaha Soomaaliya. Wasiirka oo ka qeyb galay barnaamijka …

30th September 2024  admin  

Cindy McCain oo caalamka u dirtay baaq ku saabsan Soomaaliya Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Khamiistii ugu baaqday beesha caalamka inay caawimaad u diraan Soomaalida “dhibaatada iyo gaajada” ay hayso, xilli cunto yarida ay kusii baaheyso dalka. In …

30th September 2024  admin  

Shiinaha oo ka hadlay dagaalka Laascaanood Dawladda Shiinaha ayaa golaha ammaanka dhexdiisa kaga hadashay arrimaha Soomaaliya ka dib booqashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud. Safiirka Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhan Jun oo si faahfaasan uga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa …

30th September 2024  admin  

Sakariye Suge Ibraahim, waxa dilay kooxda hubaysan ee xoogga ku doonaya inay Hagbad ku helaan hoganka Puntland. Sakariye Suge Ibraahim, Waa wiil yar oo ka mid ahaa Barkacayaasha Puntland ee ay waalidkood u soo doorteen degaanada Puntland in caruurtoodu …