Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
12th January 2025 admin
Degmooyinkii Puntland ee laga hirgeliyey mashruuca JPLG ee Qaramada midoobey maalgeliso ayaa natiijo fiican ka keenay Imtixaanka Fasalka 8aad ee Puntland, 2017. Caruurta iyo qaraabada ay dhaleen Xildhibanada iyo wasiirada ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag iyaguna dugsiyada Puntland …
12th January 2025 admin
Maalmahan aynu soo dhaafnay Caasimadda Puntland ee Garowe, waxa ka socday shir ay soo abaabuleen beesha Leelkase, ka dib marki lacag badan ay beel ahaan dhexdooda iska soo ururiyeen, si shirkani u qabsoomo. Shirkan oo u dhaxeeyey Isimada Leelkase oo …
12th January 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 August 2017 xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka socdey hay’adda UNSOM Soomaaliya oo uu hogaaminayey Mr. Simon West oo ah la-taliyaha guud ee dhinaca amniga UNSOM Soomaliya.…
12th January 2025 admin
Hoos ka daawo kalmadda ay maanta isticmaalayaan Dawlad diidku ee IGU SAWIR halka uu asalkeedu ka yimid iyo weriyihii ugu horeeyey ee warbaahinta Soomaaliyeed ka sheegay https://youtu.be/FDkp6KJQEpI https://youtu.be/T-Q9y9_B4FI https://allsanaag.com/igu-sawir/ …