Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL ayaa dood dheer kadib cod aqlabiyad leh ku ansixiyey wax-ka-bedelka Xeerka Hawlgabka & Liiltirka shaqaalaha rayidka Puntland. …

30th September 2024  admin  

Maxay tahay kooxda Wagner ee dooneysa inay afgembiso dowladda Ruushka? Hoggaamiyaha Wagner ayaa sheegay inuu xoog ku qabsaday “dhammaan xarumaha militeriga” ee magaalada Rostov-on-Don ee koonfurta Ruushka. Sheegashada Yevgeny Prigozhin waxay ka cadheysiisay madaxweyne Putin oo ku tilmaamay “dhabar ka …

30th September 2024  admin  

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Ruushka ayaa rasaas ku furay galinkii dambe ee Sabtida maanta ah kolonyo calooshood u shaqeystayaal ah oo ku sii siqayay Moscow markii ay xalay qabsadeen magaalo ku taal koonfurta. Madaxweyne Vladimir Putin ayaa wacad ku …

30th September 2024  admin  

3 qodob ka ogow maalqabeennada wadkooda ku iibsaday wax ka badan hal malyan Waxaa la xaqiijiyay inay geeriyoodeen shan qof oo dalxiiseyaal ah oo la socday doon yar kuwaas oo maalmahan baadi-goob loogu jiray. Waxaa ka mid ah wiil 19 …