Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Shirkii Golaha Amniga Qaranka  ee magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maanta la soo gaba gabeeyay. …

28th September 2024  admin  

Mashruucii JPLG,  ee degaan kala sooca Puntland oo dib u eegis lagu samaynayo, ka dib markii mashaariicda Soomaaliya la hoos geeyey wasaarada Qorshaynta Soomaaliya Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 10 July, 2017…

28th September 2024  admin  

Jaamac Maxamed Qaalib ayaa iska casilay xil uu Madaxweyne Farmaajo habeen ka hor u magacaabay, kaasoo ahaa Guddoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada, kaddib munaasabad lagu qaaraan loogu uruurinayay Ciidamada oo lagu qabtay xarunta Jen. Kaahiye ee degmada Xamar Jajab. https://youtu.be/5U526bDj3Q8…

28th September 2024  admin  

Xagee ayeey  iska soo gaaraan Cali Buureed iyo Kaluumaystada Beesha Isaaq ee Berbera kaluunka ka dabtaa? Cali Buureed oo ka soo jeeda magaalada Dhahar  oo aan Xad  la lahayn beelaha Isaaq , ayaa Kaluunka Berbera ku jira ka sheekeenaya,  halka …