Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiirada ayaa si rasmi ah uga  furmay  magalada Kismaayo, iyadoo magaaldaasi ay ku suganyihiin R/wasaaraha, ku xigeenkiisa iyo inta badan Golaha Wasiirrada. Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay shirka  maanta ka dhacaya magaalada Kismaayo inuu yahay shirkii …

28th September 2024  admin  

Bilicda Magaalada Kismanyo Garoonka ilaa guriga Martida  https://youtu.be/X3UuYzA1Sos …

28th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu  hogaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe12 July 2017  Garoowe dib ugu soo laabtay, kadib shirkii amniga Qaranka Soomaaliyeed  oo ay Muqdisho kaga qayb galeen. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha …

28th September 2024  admin  

Raysulwasaaraha xukumada fadaraalka Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi balaadhan oo uu horkacayo ayaa maanta gaadhay magaalada Kismaayo.Wafdiga Raysulwasaaraha oo ka koobnaa golaha wasiirada ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay madaxweynaha Jubaland iyo masuuliyiin kamid ah dowlad goboleedka Jubaland.Shirkii …