Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Daawo dood dhex martay labo ka mid ah qabqablayaashii Muqdisho oo maanta ka wada doodaya Mooryaanimo ma xun tahay. Xildhibaan Yariisoow   wasiir Yariisoow ayaa ka wada doodaaya Nooryaanta Muqdisho ku sugan https://youtu.be/IGvUg0Gv91E…

28th September 2024  admin  

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Khayre oo weheliyo Sayid Axmed oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada Kismaayo https://youtu.be/AUvlk9i0Tao…

28th September 2024  admin  

Shirka Kismaayo lagu qabtay xitaa ma ahayn in Xasan Culusoow la soo hadla qaado, iska daa in la siiyo xaquuq uu  gaar ah oo la leeyahay Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xuquuq gaar ah oo uu yeelanayo Madaxweynihii …

28th September 2024  admin  

Dhalinyaro is xilqaamay ayaa u geeyay  agab shaqaalaha dhisaya wadada isku xirta Ceel Daahir iyo Ceerigaabo. Allsanaag.com…