Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Kalsoonidi kala laabtay Wasiirada Puntland Mudanayaasha barlamaanka Puntland oo ku guda jira kalfadhigoodii 39aad ayaa maanta waxaa kulan ay yeesheen ay kalsoonidii kagala laabteen golihii wasiirada Puntland. Kooramka oo ay soo xaadireen 57 Xildhibaan ayaa …

28th September 2024  admin  

Mooryaantii Muqdisho ee  magaca Xildhibaanka ku gaban jirtay  ayaa dacalka haysata  Dr. Bayle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in dakhligii dekedda Muqdisho ka soo geli jiray uu kordhay.  Siyaasiyiintii Hawiye ee horay u aaminsanaa in …

28th September 2024  admin  

Ku: Dadweynaha Reer Maakhir  Gudo iyo Dibedba. Ujeedo Bayaan. Marka hore ASCW, Masiirka Ummadda Somaaliyeed Waxuu ku dhisan yahay: 1. Midnimada iyo Wada jirka dhismaha Qaranka somaaliyeed 2. Ilaalinta Helitaanka Nabadgeliyada Bulshada Qaranka Somaaliyeed. 3. Helitaanka Adeegyada Arrimaha Aasaasigga ah …

28th September 2024  admin  

Axmed Maxamed Nuur,  oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli, Nuux Cumar  miyuuna dhegaysan Sagal Xasan oo ka soo jeeda Beesha Habar jeclo, Adan Madoobe oo loogu sacab tumayo dilkii ay SNM  ka gaysyeen magaalada Ceerigaabo ee  uu ka soo jeedo…