Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
18th November 2024 admin
Gabaygan Xasan Xayle wuxu tiriyey Allah ha u naxariistee sanadkii 1955kii, xilli laga guurey magaalada Laasqoray, oo ay noqotay cidla, wuxuna yidhi : Cishadaan ka degey Laasqoray cabatay dhowr jeere Waxan idhi maxaad la cartantoo kuugu culus maanta Waxay tiri …
18th November 2024 admin
Daawo Muuqaal kooban oo laga soo diyaariyey Ceelasha shidaalka ee Buraan 1 iyo Buraan2, beero iyo buuro ay macdani ka buuxda, Barwaaqada gobolka Sanaag …
18th November 2024 admin
Haddii aad aragtaan Cabdisamad Galan oo ka soo dhex muuqday golha wasiirada Puntland ee dhowaan la sugayo in lagu dhawaaqo, waxaad ogaataan madaxweynaha soo socda ee Puntland waa Isaga. Cabdisamad Galan. Sababtoo ah nin kasta oo ka soo jeeda Beeshiisa …
18th November 2024 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30 July 2017 ku qaabilay qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti uu hogaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda SSF ee bariga iyo badhtaha qaaradda Africa Mr. Gareth O’ Hagan. Kulan kani ayaa waxaa Madaxweynaha …