
1st October 2023 admin Category :
Markii dagaalku uu ka socday Buuhoodle maanta , kooxda Khaatumo, iyagu doorasho ayeey ku qabsanayeen Buuhoodle, oo ay ku la dooranayeen ku xigeenka Cali Khaliif. Markii maydkii ugu horeeyey ee reer Buuhoodle la aasayena khaatumo waxay ku xigeenka Cali kahliif u doorteen Maxamuud Abdilaahi Cali