Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Afar Gaari oo Ciidan ka buuxo  ayeey wateen  markii  ay  soo galeen gobolka Sanaag, hal Gaari oo Landcruiser  ahna waa ku laabteen markii saraakiishii Isaaq  ay ku laabteen Bariga gobolka Togdheer. Hal nin oo ka soo jeeda beesha Warsangeli oo  …

28th September 2024  admin  

Cabdirashiid Xidig,  oo Tuugnimada iyo musuqmaasaqa  kula shaqaysan jiray madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Xasan Culusoow, oo xitaa Raashin Turkigu keenay oo loogu tala galay in la geeyo gobolka Sanaag ka gatay suuqa Bakaaraha iyo Boosaaso, ayaa maanta Askartii oo rasshinkooda …

28th September 2024  admin  

Hanti dhowraha guud ee Puntland Jaamac Maxamed Cismaan ayaa joojiyey in wax lacag ah ay bangiyada dowlada kala baxaan wasiirada ay Baarlamanku kalsoonida kala laabten. …

28th September 2024  admin  

Wasiirkii hore Ee Howalaha guud Abdirashiid Xirsi, ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraalkan Arrimaha idin muuqda. Waa Suaal maxay tahay Shaqada harsan?? Wuxuu Wasiirku yiri waxaan sugnaa waa Shaqada inta hadhay?? Ma Mooshinka ha socdaa?? …