Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Gurigii Xaaji Ibrahim Uunlaaye oo xooga looga haystay 27 sano ayaa maanta loo soo celiyey http://radioqandala.com/wp-content/uploads/2017/07/gurigii-uunlaaye.mp3…

28th September 2024  admin  

Midowga Yurub O Midnimada Somalia Taageeray iyo In Gobolada Togdheer iyo Waqooyi galbeed ay ka mid yihiin Soomaaliya https://youtu.be/27mpgyDByHs…

28th September 2024  admin  

Maxaa diidaya haddii beesha  Isaaq yiraahdeen Soomaali inteeda kale  ma doonayno in Reer Khaatumo Hargaysa ugu tagaan  oo maamulkooda goosanaya  kala  mid noqdaan   .  Afhayeenkii Khaatumo ee Kaliijka  Rashiid Diiriiye,  ayaa lacagtii uu beesha Dhulbahante kaga  urursaday Laascaanood ayaa lagu …

28th September 2024  admin  

Welli waxaa jirra dad guryahooda looga heesto magaalad Muqdisho kuwaasoo aan hellin caddaaladii ay u baahnaayeen si guryahooda dib loogu soo cesho. Hooyadan gurriga laga dhacay ayaa sheegtay in ninkeedii xittaa la dillay xilligii xasuuqa uu ka socday magaalada Muqdisho …