Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Gobolka Colorado ee dalka  Maraykanka  iyo gobolka  Nugaal ee dalka Soomaaliya,  oo aad Xoolaha looga dhaqdo, gaar ahaan  Riyaha  ayaa waxa ka kala dhacay labo arimood oo ay sameeyeen Orgiyo. Magaalada Louisville, Colorado,  ee dalka Maraykanka ayaa   maalintii Isniiinta Orgi  …

28th September 2024  admin  

Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, waxa ka socda horumar dhinac walba ah  iyo isku tashi ay dadka degaanku sameeyeen oo ay kaga maarmeen gacmo hooriska shisheeyaha  iyo shilinka bahdiladu daba socoto …

28th September 2024  admin  

Xildhibaanada Hirshabeele oo ku doodaya in dawladda  Federaalku ay  Puntland siisay Lacag ka badan tan ay Hirshabeele siisay , waa  Xildhibaanadii labo maalmood ka hor Xaafadaha Kulmis iyo Horseed ee degmada Jowhar ka kireeyey Ugaandhiis si ay maamulkooda u ilaaliyaan …

28th September 2024  admin  

Beesha Dubays ee Warsangeli, waa beesha qura ee ee beelaha Puntland aan marna u soo dooran wasiirkooda Puntland  qurbajoog u  soo shaqo tegay Puntland si uu Lacag uga sameeyo , sidaas awgeed wasiirka soo socda ee Beeshu yeelan doonto  sida …