Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Hooyo Danyar Ah Oo ka soo jeeda Beesha isaaq oo Sheegtay In Madaxweyne Siilanyo Aakhiro Kula Xisaabtami Doonto. Halka Hartigii uu hunguriga Hargaysa geeyey ay iyagu sugayaan in caloosha loo buuxiyo https://youtu.be/T-c9ei-YZBQ…

29th September 2024  admin  

Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa maanta si weyn looga xusay Caasimadda dalka, waxaana isu soo baxyo lagu nadiifinaayo magaalada laysugu soo baxay xaafadaha iyo goobaha …

29th September 2024  admin  

Daawo Baarlamanka Puntland oo meel mariyay heshiiskii Dismaha Dekeda Bosaso ee DPWorld & heshiiskii CCECC …

29th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  27 July 2017 kulan kula  yeeshay qasriga Madaxtooyada Garoowe guddiga dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo. Kulankani ayaa waxa ay guddigu Madaxweynaha uga xog-bixiyeen xogo ku saabsan meesha ay marayso shaqadda dhismaha waddada …