Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
10th January 2025 admin
Wafdi wasiiro ka socday dawladda Puntland oo isbitaalka Carmo ku booqday dadkii ku dhaawacmay qarax …
10th January 2025 admin
Waa ku xigeenkii dhiig miiratadii Damuljadiid, waa ninkii Xaaskiisa u magcaabay safiirka Ciraaq, Waa ninkii gobol iyo nus maamul goboleed ugu sameeyey qabyaaladda. Waa nimankii xeryaha ku xeraystay Barakacayaasha Soomaaliyeed si ay lacag uga sameeyaan . Waa ninkii Qolka mugdiga …
10th January 2025 admin
Beelaha ay ka soo kala jeedaan Allah ha u naxariistee Dadkii shalay alshabaab iyo SNM ku dileen buuraha Calmadow. Maalintii shalay shirqoolkii ay wada sameeyeen Alshabaab iyo SNM ee dadkii Jaadka loo keenay lagu xasuuqay waxay ka soo kala jeedeen…
10th January 2025 admin
Ma kula tahay nimankanii shalay hadaladan Warbaahintan ka lahaa inay maanta Cabdikariim Qalbi dhagax waxay ugu doodayaan ay ka tahay Somalinimo? Nimankan maanta u doodaya ONLF waa kuwii shalay qabiilka ugu diidanaa in Jubbland la dhiso Daawo daqiiqadda 12:26 https://youtu.be/0FpnKRjTgUo…