Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
10th January 2025 admin
Akhriso websiytadii Beelaha isaaq oo maanta qoraya in Qalbi dhagax uu ahaa Halgamaa. Ujeedadoodu waa in ay fawdo iyo qas ka abuuraan Koonfurta Soomaaliya si aqoonsiga beelaha Isaaq u soo dhowaato. Mamulka Soomaalida ee dalka Itobiya maanta khatarta ugu weyn …
10th January 2025 admin
Qurbo joog kasta oo qurbaha ku wadan jiray Toyota tercel oo maanta maamulka Puntland u shaqeeyaa wuxuu magaalooyinka Puntland ku dhex wataa Toyota Land Cruiser 200 V8, Toyota Land Cruiser Prado 150, …
10th January 2025 admin
Degmada Badhan oo diyaar u ah Boqolaalka arday ee ka iman doona gobolada Soomaaliya, iyaga oo waxbarasho u soo doonan doono Jaamacadda Maakhir ee degmada Badhan, gobolka Sanaag, Puntland Jaamacadda Maakhir iyo Jidka Ceel Daahir ayaa guud ahaan Bulshada reer …
10th January 2025 admin
Niman ayaa waxay damceen inay Dhoodaan arrin ka dhaadhiciyeen, (Allaah ha u wada naxariistee) isagana waxaa u muuqday waxaa ay sheegayeen wax ka geddisan, kolkaas ayaa wuxuu ku yidhi: Danbaaburiyo gaaraabidhaan, fiid is daba yaacay Danbas iyo wax nool kay …