Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Bosooso oo banaan bax ka dhacay iyo Madaxwayne Gaas oo ku wajahan . Magaalada bosaaso waxaaa manta ka dhacay banaan bax cabasho waxaana xiran suuqyadii ganacsiga dadka banaan baxa sameeyey oo ciidamada boolisku kala cayriyeen waxa ay noo sheegeen in …

29th September 2024  admin  

Ma adiga oo 18 may u dabaal degi jiray  ayaad qaaraan i waydiinaysaa? Haddii  qaramada midoobay ay  ogaan lahayeen  shakhsiyaad ka mid ah Bulshada reer Maakhir, waxay siin lahaayeen abaal marin  caalami ah oo Shakhsiyaadkasi  ku mutaysteen  bani aadanimada iyo …

29th September 2024  admin  

Baaqii Mahad Salaad ee ahaa in la mucaarado dawladdda  ayaa si fiican looga soo dhoweeyey gobolka Galguduud Kulan ay beesha Ceyr ee Habar gidir  ku yeelatay gobolka  Galgaduud ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen ineysan raali ka aheyn xukunkii ay …

29th September 2024  admin  

Agaasimihii  shaqada looga   eryey   xilkisii uu  gudan waayey ayaa hadda LA TALIYE waxa loogu soo magcaabay Wasiirkii shaqada ka eryey . RW Somalia oo la Taliye u Magacowdey Agaasimihii Arimaha Gudaha ee Shaqada laga Eryey Ra’isal wasaraha Somalia ayaa sidoo …