26th March 2024  admin  Category :

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa haboon ineey wax ka qabato tabashooyinka ku aadan nadaafad xummo baahsan oo soo wajahday suuqa hilibka ee magaalada Burco. Hooyooyinka ka ganacsada hilibka waxeey fariin u direen marar badan maamulka ka dhisan magaalada, laakiin cabashooyinkooda waxba lagama qaban.

Hoggaamiyayaasha SNMta ayaan shacabka waxba ku soo siyaadin oo aan ka aheen ineey xaraashtaan hantidii shacabka oo ay ka tagtay dawladdii Kacaanka. 27 sanno ka dib, in nadaafada suuqa Burco laga cawdo, waa ayaan darro aad u weeyn. Hadaba, dawladda ay madaxa ka yihiin Farmaajo iyo Kheeyre waxaa haboon in dhibkaas hooyooyinkaa ka heeystas nadaafad xummada suuqaas aysan ku eegan oo ay wax ka qabtaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*