Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Hoos ka daawo kalmadda ay maanta isticmaalayaan Dawlad diidku ee IGU SAWIR halka uu asalkeedu ka yimid iyo weriyihii ugu horeeyey ee warbaahinta Soomaaliyeed ka sheegay https://youtu.be/FDkp6KJQEpI https://youtu.be/T-Q9y9_B4FI https://allsanaag.com/igu-sawir/  …

29th September 2024  admin  

Shir Nabadeed oo Ka Furmay Tuulada Jiingada oo Shalay Agagaarkeeda dagaal ka dhacay Tuulada Jiingada ee Gobolka Bari ayaa waxa gelinkii dame ee maanta lagu qabtay Shir Labo Geesood Ah oo xal nabadeed Loogu raadinayo dagaal shalay ka dhacay agagaarka …

29th September 2024  admin  

Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud Marxuum Maxamed Cali Daahir Cilmi iyo Walaalkiis oo lagu magacaabi jiray Eng, Xasan Nuur ayaa caawa lagu dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Benaadir. Mas’uuliyiinta la dilay ayaa booqasho ku tegay hooy ay deganaayeen eheladooda oo ku yaala …

29th September 2024  admin  

Nin Foosta Reer Kale Riixaya Cid Ka Yeelaysaa Ma Jirto “Kulankii Cuqaasha Ku Taageeraysay Xil Ka Qaadista Cali Khaliif Qado sharaf uu sameeyay cuqaasha gobolka Cayn madaxweyne kuxigeenka Khaatumo ahna sii hayaha madaxweynaha Jhaatumo ayaa markiid dambe looga hadlay sidii …