Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Allah ha u naxariisteeMaxamed Siciid Yusuf(Maxamed Baradho), oo ka soo jeeda beesha Dishiishe  ayaa  lagu dilay Gudaha Magaalada Bosaaso. Dilka Marxuumka ayaa waxa ka geystay Kooxo afka soo duubtay,iyagoona dilka ay marxuumka u geysteen ka dib goobta isaga cararay. Dilka …

29th September 2024  admin  

Waxaa soo gabagaboowday codbixintii doorashada Kenya, waxaana la filayaa in natiijada doorashada lagu dhawaaqo muddo 4 cisho gudahooda ah. Doorashada maanta ayaa waxaa u diiwaan gashanaa ineey ka qeeyb qaataan dad tiradooda lagu qiyaasay 19 milyan oo qof. Hadaba, labada …

29th September 2024  admin  

Hoos ka akhriso madaxweynaha Puntland inta Xil uu u magcaabay beeshiisa Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta –Majeerteen Wabeeneeye Cabdullaahi Siciid Caarshe- Wasiirka Maaliyada- Majeerteen Cusmaan Maxamuud Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah- Majeerteen …

29th September 2024  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka maqnaa  Golihii wasiirada la magcaabay ee maanta la dhaariyey Waxaa Maanta gelinkii danbe 07 August 2017 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeeno oo kamid ah golihii Wasiirada Dawladda Puntland …