Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camey, ayaa maanta    Koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacayo u qaybiyey gawaari , halka goboladdii uu  uu ka soo jeeday ee Sool iyo Cayn  ay dagaal oogayaal ka soo jeeda beesha Isaaq ay bulshaddii halkaa ku …

29th September 2024  admin  

Ma Isaaq oo Habarjeclo hor boodaysaa  ayaa maanta daraawiishtii  Dhulbahante u dawladeenaya. …

29th September 2024  admin  

Taliye ku xigeenkii Saldhiga Bartamaha Magaalada Bosaaso oo Goordhowayd La Dilay. Kooxo hubaysan ayaa bartama Magaalada Bosaaso ku dilay alla haw naxariistee Taliye ku xigeenkii Saldhiga Bartama ee Magaalada Bosaaso, oo ka soo jeeday beesha Warsangelui Kooxo afka soo duubtay …

29th September 2024  admin  

WARAYSI/ EX XILDHIBAAN CAWAD AXMED CASHARE AYAA SALUUG IYO CADAALAD DARO KA MUUJIYEY GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND Waraysigan uu Ex xildhibaan Cawad Axmed Cashare siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ayuu kaga waramay Sharci darada iyo cadaalada xumada ka muuqata …