Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Marabadii dagaalka ka ridi jirtay gobolka Sanaag, kuna soo  daabuli  jirtay gobolka argagixisada alshabaab,  ayaa hadda waxay soo gaareen  magaalada Ceerigaabo, Marabidan abid  kama  maqlaysid iyaga oo leh  Cisbitaal, dugsi iyo  jid ayaan dhisaynaa ama mashruuc horumarineed ayaan wadnaa oo …

29th September 2024  admin  

Madaxdii SNM dhamaantood   Laascaanood  ayeey ku wada sugan yihiin aan ka ahayn labada sirqay ee Siilaanyo iyo Cabdi Waraabe oo iyagu safarka gawaaridu ku adag yahay …

29th September 2024  admin  

Wasiirka arimaha Gudaha maamulka SNM ayaa sheegay in maamulka puntland ay   u ogolaadeen inay siday doonaan ka yeelaan gobolada Sool iyo Sanaag. Wasiirka arimaha gudaha maamulka SNM  Yassiin Faratoon,  ayaa hadalkan oo maalmahanba suuqa ku jiray ayaa hadda banaanka keenay …

29th September 2024  admin  

61 Xildhibaan ayaa cod siiyey oo ansixiyey Golaha wasiirada Puntland oo ay shalay rideen Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland cabdiweli Gaas, , kulanka waxaa joogay Madaxweyne Gaas oo ka codsaday xildhibaanada …